Ciidamada Kenya oo dad shacab ah ku qasbay in ay ku dabaashaad bulaacado !!

Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyay in tacadiyo kula kaceen dad shacab ah oo ku dhaqan magaalo xeebeedka Mombasa xili halkaasi ka socdeen dabaal dega maalinta Halyeeyada dalka Kenya. Wargeyska The Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray in ciidamada Kenya ay tacadiyo u geesteen dad shacab ah oo ku dhaqan magaalada Mombasa, waxa uuna … Continue reading Ciidamada Kenya oo dad shacab ah ku qasbay in ay ku dabaashaad bulaacado !!